image

Roobab mahiigaan oo ka da'ay Muqdisho iyo Nawaaxigeeda.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya iyo duleedyadeeda ayaa xalay iyo maanta  waxaa ka da'ayay Roob lagu qabowsaday, iyadoo weliba ay dadka ku jiraan Bisha

Xoogaga la dagaalama dowladda KMG ah oo la wareegay gacan ku heynta degmada Wanla weyn ee G/Sh/Hoose.

Maanta ayaa xoogaga kula dagaalama dowladda KMG ah gudaha Somalia la wareegeen gacan ku heynta maamulka degmada Wanla weyn ee gobolka Sh/Hoose, iyadoo aan jirin ...
Full story

Maleysia oo shaaca ka qaaday in si xoog ku soo furan doonto Marka afduub looga heysto xeebaha Somalia

Ra'iisal Wasaare ku xigeenka dowladda Maleysia, Najib Razak oo maanta u waramayey saxaafadda ayaa sheegay in dowladdiisu si xoog ah ku soo furan doonto marka ...
Full story

Dagaal xoogan oo ka dhacay deg. Bardaale oo "lagu gubay gaari Ural oo ciidamada Ethiopia ay lee yihiin

Maanta ayaa dagaal aad u xoogan ku dhex maray ciidamada Ethiopia iyo xoogaga hubeysan ee la dagaalama inta u dhaxeysa degmada Bardaale iyo Luug ee ...
Full story

Wasiir ka tirsan DF oo sheegay inay isku qaban qaabinayaan qabsashada Kismaayo

C/risaaq Ashkir Cabdi Wasiirka Dib u heshiisiinta DFoo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Federaalka ay gacanta ku dhigi ...
Full story

La taliyaha dhanka Siyaasada Madaxweyne Yuusuf oo ka hadlay qabsashadii Kismaayo

Yuusuf Cumar Azhari oo ah la taliyaha dhanka siyaasada ee Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo wareysi siiyay BBC-da ayaa ka hadlay dagaalkii dhawaan lagu qabsaday ...
Full story

Taliye Kuxigeenka Booliska oo lagu weeraray gurigiisa

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe weerar culus lagu qaaday guriga Taliye K/xigeenka Booliska Cali Yare oo ku yaala degmada ...
Full story
image

Meles Zenawi oo sheegay in C/laahi Yuusuf iyo Nuur-Cadde isku khilaafeen arrimo qabiil.

Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa ku tilmaamay khilaafkii ka dhaxeeyay Cabdilaahi Yuusuf iyo Ra'iisal-Wasaaraha Xukuumaddiisa Nuur-Cadde ee ay heshiiska ka gaadheen uu salka ku ...
Full story
image

Wariye Fowzi oo wali ku xiran magaalada Burco.

Wariye Fowzi Saleebaan Aw Biindhe ayaa maalintii sadexaad xidhan, ka dib markii ciidamada Booliska magaalada Burco xabsiga u taxaabeen 25-kii bisha wakhti uu ku guda ...
Full story

Dowladaha Canada iyo Australia oo baadi goob ugu jira wariyeyaal lagu afduubay gudaha Somalia.

Dowladaha Canada iyo Australia ayaa baadi goob ugu jira sidii ay u ogaan lahaayeen xogta la xiriirta halka ay ku dambeeyaan iyo waliba cidda ka ...
Full story

Log in
Featured author
Casuura Community