

 |

| Ma Doonaysaa Daawashada caleema saarkii garaad jaamac garaad ismaaciil |
02. july 09 |
Ma jeceshahay inaad daawato wacdardii ka dhacday magaalada laascaanood 22-kii bishii hore oo dhamaan dadkii magaalada oo dhan goor aroor ah ay iskugu soo baxeen Guriga garaad jaamac ilaa bartamaha magaalad oo ilaa 4 galabnimo ay u dabaal dagayeen garaad jaamac garaad ismaaciil |
| Kulan dhexmaray Ururka weynaha NSUM Hay'adaha UNICEF iyo FSNAU. |
02. july 09 |
| iyadoo ka jawaabaysay ayey sheegtay Wakiilka Cusub ee Hay'adani UNICEF Mss: Rozanne Chorlton in ay Xafiiska ku cusub tahay isla markaana ay ku sugan tahay mudo ka yar hal bil. waxay shegtay in aysan weli helin dhamaan Macluumaadkii meesha uu kaga tagay Wakiilkii ayada ka horeeyey. |
| Madaxweyne Shariif oo u ambabaxay magaalada Sirta ee Libya |
30. june 09 |
| Madaxweynaha dowladda KMG iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeday magaalada Sirte ee wadanka Libya. |
| Maamulka Islaamiga ee Kismaayo oo ka hadlay xaalada ammaanka |
30. june 09 |
| Maamulka Islaamiga ee magalada Kismaayo xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa uu maanta shaaca ka qaaday xaalada amaan ee magaalda Kismaayo inay haatan aad u wanaagsan tahay iyadoo lagu arkayo xaafadaha magaalada Kismayo. |
| Cudurka Hargabka Doofaarka oo laga helay Soomaliya! |
26. june 09 |
| Sida lala wada socdo Cudurka Khatarta ah "Swine flu" ayaa Markii u horeysay soo gaaray Qaybo kamid dhulalka Soomaliya. Cudurkaan oo bartamihii sanadkaan ka dilaacay Wadanka Mexsico, kuna dilay dad badan ayaa noqonaya Cudur ku faafa "Neefta" ay dadku isku neefsadaan, waxaana iska qaadi kara Xayaan iyo Bini'aadamba |
 |
| Login |
|
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|

|