Madaxweyne C/laahi Yuusuf “Qof kasta oo Soomaali ah waxaa xaq ku ah inuu u hiiliyo jabuuti, waayo Soomaaliya iyo Jabuuti waa walaalo
Madxweynah Dowldda KMG ah C/laahi Yuusuf Axmed ayaa k hadllay waxybihii ka soo baxay shirkii dib u heshiisiinta Soomliyeed ee ku soo dhamaaday dalka Djibouti, iyo waxyabihii lagu gaaray heshiiskii dlkasi.
“Waxaan u arkaa wixii lagu heshiiyay hadii sidoodii loo fuliyo talaabo horay loo qaday oo Soomaali Dan u ah, intii qori caaradiisa wax lagu xalin lahaa” ayuu yiri C/laahi Yuusuf Axmed Madxweynah Dowldda KMG ah oo sheegay in Dowladda KMG ah dhinacooda ay diyaar u yihiin inay fuliyaan heshiiskaasi.
Madxweynaha Dowldda KMG ah C/laahi Yuusuf Axmed waxa uu sheegay in sidii u fuli lah heshiiskaasi in marka hore la sugo aminiga, iyadoo kadib dhinaca siyaasadda diiradda la saarayo.
Sidoo kale Madaxweynaha waxa uu k hadlay heshiiska Dowladaha Jabuuti iyo Somaliya, isagoo sheegay in loo baahan yahay in ruux kasta oo Soomaali ah inuu isku diyaariyo inuu difaaco walaalaheen reer Jabuuti.
“Qof kasta oo Soomaali ah waxaa xaq ku ah inuu u hiiliyo Jabuuti, waayo Soomaaliya iyo jabuuti waa walaal, sidaasi darteed waa in arintaas ay u diyaargaroobaan” yuu yiri Madaxweyne C/lhi Yuusuf Axmed oo sheegay in loo baahan yahay in la joojiyo dagaalda soconaaya meel kasta oo Soomaali ah.
bye c/qani maxamuud xasan baroor
email eedhk_8@hotmail.com




Download attachment >>
del.icio.us
Digg
Comments (0 posted):
Post your comment