Su'aal Isweydiin Mudan? Ookusaabsan qofwalba oomuslimah
Hadad ogtahay walaal inay noloshadii ka hartay hal maalin ooy maanta tahay maalintii ugu dambaysay noloshada maxaad samyn lahayd walaal?
Ma waxad ku dhamayn lahayd malinkaas salad iyo oohin iyo dambi dhaaf aad allah ka waydiisanayso saladihii kaa tagay?
Mise waxad booqan lahayd ama wici lahayd qarabadii aad goysay adigoo ugu marmarsiyoonaya inaad mashquul ku ahayd noloshada?
Mise waxad wada tuurilahayd ood fogayn lahayd CD-yada iyo tape-yada musiga ee aad ka buuxisay kabadhkaaga?
Mise waxad iska xidhi lahayd satelate TVga oo waxaad u soo jeesayn lahayd inaad akhriso ood dhagaysato qur'aankii aad iloowday noloshadii oodhan?
misa waxaad raali galin lahayd waalidka aad ku caasisay? ma wici lahayd qofkasta ood gadaashiisa wax ka tiri ama aad xumaysay ma u waydiin lahyd dambi dhaaf si ALLAH kuugu dambi dhaafo adiga?
Wuxuu yiri Allaah koreeyee:
Ilaa markii ay dhimashadu u timaaddo midkood(danbiilaha) wuxuu yiraahdaa Rabiyow dib ii celi si aan u falo wanaag wixii aan uga soo tagey gadaal, MAY wax kale maahee waa kalmad uu iska yiraahdo,
> gadaashoodna waa barsakh(xijaab) Ilaa maalinta la soo bixin doon** (Almuminuun99,100)
Hadaba.....Walaal maad samysid camalkasta oo wanagsan maanta sidii iyadoo maanta
ay tahay maalinkii u dambaysay noloshaada?
Allaah kor ahaye wuxuu yiri : Waxaad tiraahdaa Nabiyow adoomadayda ku xadgudbay naftoodow Ha ka Quusanina Naxariista Eebe , Eeba dhaafa Danbiyada dhamaantoode, waana dambi dhaaf badane naxariis badane** (suurat alzumar,53)
walaal aduunyadu ma aha mid lagu waari doono waad arkaysaa ood maqlaysaa in maalin walba dad aad taqaanay dhimanayaan!
walaal waad ogtahay in hoy-geena runta ahi yahay kan dambe oo qof waliba wixii uu dhigtay lagu abaal marin doono!
hadaba walaal jidhkaaga naar ka bad-baadi oo imika ayaad fursad qaali ah haysataaye dib isku xisaabi walaal.
walaal kuxisaabtan wakhtigaaga oo is waydii wixii aad maanta ku bixisay wakhtigaagii inta aa lagu waydiin.
Walaal, haka caajisin inaad walaaladaada kale u sii gudbiso, Allaah ayaad ajar kaga heli doontaaye.
hadaba....... walaaal is Xisaabi inta aan Lagu Xisaabin!!!!!!!!!!!!!
(Qofkii qof kale khayr tusaa ajarkiisa oo kale ayuu leeyahay)
JzkAllaahu Khayraa Khayral Jazaa.... Aamiinwalaal la yaal waxxani waa aduun yo wana wax dhamaanaya oo aan isku halaayn lahaay walaallayaal waxaa uun libaanay qof ka ka faaiidaystay aduun wa imtixaan waxaa wana waccan inlaga fa idaysto walaal layaan waa waxayn nu wada og soo nahay in aad cid waray saa jirin alaahs\w\moyewalaala yaal waain nafta larabeyo oo lays xisaabiyo intaan lays xisaabin malin aan toobadken iyo cudurdaar midna la aqbalayn walaalla yaal waxaan fantayda iyo naftina udar daar mayaa cabsida alaah \s\w\ walaal la yaal aduun waa wax dhamanaya ee oggaada in akhiro babadan tahay oo aytahay mesha aan lasegay alaah na aan wax ka qar soon jirin walaal la yaal ogaada inay jirto malin wixii qarsoona lafaydi oon qof cawda iyo qof kale toona waxba laga aqbalayn walaal la yaal ogaada in 2\ malag labadiida garbood saran yihiin walaallayaal ogaada in wanaag aduun iyo akhiroba lagu faa idi doono walaallayaal allaah wuxu ino shegay wax walba oo wanaag san oon agtisa wanaag kaga heli doono walaala yaan waxan idinkaga tegayaa \a\s\c\w\w\b\r\
Bye c/qani maxamuud xasan baroo
eamil eedhka_8@hotmail.com




Download attachment >>
del.icio.us
Digg
Comments (2 posted):
Post your comment