Markab Condoms Ah Oo Berbera Soo Gaadhay
Magaalada Berbera ee W/qooyiga Somaaliya ayaa maanta waxaa soo gaadhay Markab Sida 25000 tan oo ah waxyaabaha looga hor tago Cudurka dilaaga ah ee AIDS ka Condoms ah soomaaliduna ay u taqaano Sharabaado.
Arintan ayaa waxay ka danbeysay kadib kulan ay wada hadalo ah oo ay yeesheen M/weyne K/xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yasiin (Weydhaqaaqday) & Murwada Madaxweyne Riyeele Marwo Huda Barkhad ayagoo la yeeshay kulankaas Hay,ada Caafimaadka Aduunka ee marka lasoo gaabiyo loo yaqaano (WHO), kulankan ayaa waxaa keenay kadib markii ay soo wajahday xaalad daran oo dhinaca cudurka dilaaga ah ee AIDS kaasoo fara ba,an ku haya shacabka ku dhaqan magaalada Hargaysa taasoo uu iminka gaaray 95% dadka la il daran cudurkan dilaaga ah ee AIDS.
M/weyne Riyaale ayaa mahadnaq gaar u soo jeediyay K/xigeenkiisa Axmed Yaasiin Weydhaqaaqday & Marwdiisa Marwo Huda Barkhad, M/weyne Riyaale isagoo uga mahadnaqay siday u samatabixiyeen shacabkooda ku dhaqan magaalada Hargaysa & dedaalada ay u galeen siday ugu heli lahaayeen Condoms.
Siyaad Xasan Isaaq
Hargaysa
xigasho:Allsanaag.com




del.icio.us
Digg
Comments (14 posted):
saaxiib warkaa doqonimada iyo afxumadu ku dheehantahay Websideyada kale ma soo qoraane Dhulbahantow xishooda oo waxwalba ha ku hadlina.
waxa la yidhi doqoni hadii laysqabto in la kala tagayo ayey moodaa.
adeerayaal Isaaq iyo Dhuloos waa dad wadanool oo Nabad iyo Colaadiba dhexmari karto.
Dhuloos ilaahi abuuray ayaa IIdoor agdajey oolabaduba wey ku khasban yihiin in ay wada noolaadaan.
Waar saxiibayaal illaahay yaan loo gafin been aan xishood lahayni qofkii sheega ayuunbay wax yeelaysaa.
wabillai towfiiq.
dadka aanu lahadlaynaa waa noocaa, alahayow maxaanu wakhti ugu bixiney.
kan waxan soo qoray waxay muujinaysaa waxa qalbigiisa ka buuxa oo ducfi iyo liidanimo awgeed waxaa ku hadaaqay, waxaan umalaynayaa inuu isagu yahay ilma xaaraan.
Wuxuu u sheegaa Qurba jooga dhuloos ee Waalida iyo Jibadu googooysay sadexda Habrood ee Isaaq waa Habarjeclo;Yoonis iyo Awal xadka Itoobiya iyo Jabuuti ayaan ka talaabinayaa.
fuloow qorya badane, hada cid la dagaalamaysaaba ma jirtee hadhkiisu ka baqayaa KKKKKKK
adeer qurbajooga Isaaqna xoogaa guno ah hawdireen ileen waa oday abtigeen ah oo wareeraye.KKKKKKKK
waar horta reerkan dhuloos ee barooranaya, ma shaydaan ba la dagaalamaya ileen reer sheekh isaxaaq hawlo kale ayaabey ku mashquulsan yihiin oo dhuloos layntiisa waqtiba uma hayaane.
tolow maxay sameyn lahaayeen hadii loo tashado oo Cayn ,Sool iyo sanaagba lagu galo.
adeer Sacadyoonis xitaa iskama celinkaraane,Garaadkaa barooranaya halagu raaxaysto baroortiisa.
Markabka Condemska ah ma naagaha dhuloos baa Aids qaaday oo Buuhoodle iyo Laascaanood askarta joogtaa leh oo gashanaya.KKKKKk.
dhulbahante waa bahala dhintay xitaa Siilka hablahooda ninkii wasaya wey ka sheekaynayaan.
adeer hablaha halydiin wasee xishoodaKKKk
dagaal labo saacadood socday ka dib waxaa halkaas soo gaadhey ciidaqnka khaaska ah ee u xilsaaran ilaalinta islaanta rayaale,ciidankaasi wuxuu ku guuleystey inuu condomada ku soo celiyo gacanta dadkii markii hore soo iibsadey.caawa fiidkiina waxaa hoos u dhacay qiimaha condomska
KKKKKKKKKKKKK
Jeclinyaayeey Jawiga dhulka hooyo
Jecliyayeey baroorta dhuloos
halkaa kasii wad saaxiib baroorta kkkkk
maad dhalinyarada isaaqa la hadashid oo
tiraahdid cayda joojiya,ilaahay hadaad dadka ugu hanjabeyso ilaahay wuxuu eegayaa sidaad garta u naqayso,markaad garta naqayso waa inaadan nin raacsanaan
hadaa ilaahay ka baqayso bal eeg cinwaakan waxacay ku jira,oo dhlinyara isaaq ay qorayaan.waalaga yaabaa cinwaanka condomska in nin dhulbahante qorey,balse waxa cay ka dambeysa day.
qofka bani aadmiga ahi ra'yigiisa xor buu uyahay inuu ku cabiro wuxuu doono
laakiin,qofka banii'aadmiga ahi mar kuu wuxuu doono ku hadaaqo,caqliga iyo maskaxda wanaagsani waa ka dhintaan,wadnihiisana waxaa ku dhaca nabaad guur iyo engeg dhaawac weyn u geysta,taasina waxay sababtaa in qofkaasi uu lumiyo xusuusta ilaahay,uuna gaadho heer uu ilaahay agtiisa meyd doofaar ka noqdo.
nimanyohow cayda iyo aflagaadadu,waa waxyaabaha ilaahay naxariistiisa lagaga dheeraado,isla markaana,shaydaan saaxiib kaala dhiga,shaydaankuna jahanaba uun buu kuu wadaa,jahanabana waa naarta ilaahay u diyaarsaday adoomadiisa caasiyooba,awaamiirtiisa oofin waaya,markaa hadaynu cayda sii wadno waxaynu ku danbeynaaynaa khaatuma xumo,xiriirkii,ilaahay inaga dhexeeyeyna waan lumineynaa,markaas waxaa laynooga baahanyahay inaan sida ugu dhaqsaha badan ilaahay toobadkeen u weydiisano,toobadkeenkuna wuxuu u baahanyahay balan qaad in aadanweligaa dambigaad gashay dib ugu noqon,guud ahaana saamax weydiisato dhamaanba dadkii aad cayday,webkana ku qortid in aadan dib cay dame ugu qorin,walaalaha soomaaliyeedna aad waano iyo wax wanaagsan u soo qortid,sababtoo ah hadaad webkan ku caytami jirtey waad dambaabtey markaas dambiga wanaag raacsii si uu u dhaqmo.
war ninka walaalkaa maxaa idinka dhexeeya oo aad ku cayneysaa.
war intaadan hadlin,isweydii maxaad rabtaa inaad ku hadaaqdo,ilaahay raali maka yahay,naftaada iyo sharaftaadase wax maw dhimayaa.war wlaahi isaaq iyo dhubahante,hargeysa iyo laascaanood difaacooda inaadan jano ku tegeyn,waayo qofkaad dishaa waa walaalkaa oo muslin ah,kaad caydaana waa lamid.hadaba wax
waqti lagu lumiyo oo hadalkan ka wanaagsan anigu garanmaayo,laakiin aan idiin soo koobo oo hadalkayga xuduntiisa idintaabsiiyo, u jeedadaydana
macno u yeelo,walaalayaal arinta aan webkan ku arkay waa arin aan aduunyada hore uga dhicin bay ila tahay,dadka soomaaliyeedna hor iyo dibtoona dhaqan iyo hido toona uma lahayn inay is caayaan.markaa dhamaanteen aniga iyo ragkale oo badanba waxaan cadsaneynaa inaad cayda joojisaan.qofkastoo inaga midihina maalinwalba ciwaan cusub inoo soo diyaariyo. umaleymaayo nin iga caqli iyo cilmi yari inuu halkan wax ku qoro sababtoo ah cayda aan webkan ka akhriyey raga awoodey waa rag aqoontoodu
meel sare gaadhsiisantahay,inkaastoo markaad xumaanta qoreyso shaydaanku aad kuu taageerayo,kaana indha saabayo wax kasta oo wanaaga.kuuna qorxinayo erayada
cayda ah ee aad halkan ku qoreyso.
sheydaanka iska naar markaad webkan fadhiisaneyso.bisinkana qabso. ilaahayna xus.nebigana ku sali.illaahayna weydiiso inuusan xumaan indhahaaga tusin.
hadaad cay ku aragto webkan.walaalkaagii waxan qorey sidegdeg ah ugu qor inuu joojiyo cayda dhanka wanaagana ugu baaq.hana ka hadhi xitaa haduu kugu gacan saydho,waayo ajar baad ka heleysaa
halku dhigeenu waa nin waloowba ku feker sidii aad ilaaahay camal wanaagsan aad ula hor tegi lahayd,iskana ilaali in aakhiro walaalkaa oo muslim ahi uu safka kuu soo galo isagoo camalkaaga qaadanaya ileyn waataad aduunka ku cayn jirtaye.
walaalayaal maantoodhan dhameynkari mayno dhibaatada ay leedahay caydan aad webkan ku qoreyso,adiguse waxaad u haysataa inaadan cidna wax yeeleyn,aakhirona aan waxba lagu weeydiineeyn.walaahi arintani sidaas waa ka duwantahay,oo waa xanuun badan tahay aduun iyo aakhiroba.
insha alaahu weynu sii wadi doonaa ka hadalka arimahan foosha xun ee ina kala dilaya.waa inaynu xaqa iyo wanaaga isku kaashanaa isna garabtaagnaa walaalkeena wanaaga inoo horseeda.maanta laga bilaabona caydu waa calyo,ninkii afkiisa ka yidhaahdaa baa caydaasi ku koobantahay.
Ogowna markaad hadalkaan akhriskiisa dhameyso hadaadan xaqa u hogaasamin
caydana sii wadid,taa macneheedu waxaa
weeye,waxaad tahay ama ku yeeshay shaydaan aan kuu naxariisaneyn doonayana inuu ku gees iyo gafuurto oo aad aakhiro naarta kula bahawdid.markaas hadaad taas dooneysid sii wad cayda.illaahay baa wey oo waa xida
illaahow wixii gefa noo dhaaf
wixii aanan aqoona nabar
waxaan naqaana naga dhig ku wii ku camal fala
wabilaahi towfiiq
salaan aad u qiimo badan
salaan dabadeed,aad waxaan ugu riyaaqay
sida geesinimada ah ee aad walaalahaaga lunsan wax ugu sharaxday oo weliba u tustay dambiga aay maalin walba gelayaan,aanayse garanaey dhibaatada uu leeyahay aduun iyo aakhiroba.
walaahay waad mahadsantahay.
aakhirona ilaahay waa ku abaal marindoonaa
ilaahaycil intifaac leh ha ku siiyo
waxaan intaas ku darayaa in walaalaha soomaaliyeed waanada iyo wax sheega gadhlibaax qaataan,cayda iyo dhamaan xumaantana ugu dhaqsaha badan u joojiyaan.
halays cafiyo oo halaysasaamaxo.
wabilaahi toowfiiq
maah maahihii iyo murtidiina waa ku wan
1-meelkasta ka maadeeye waa magac beelaa
2-qofkaan xishoon waa ximaar
3-Inta dhogortaatu dhantahay baa la dhowrsadaa
4-Nin habeenkii cdkaaga yaqaan,maalintiina cagtaada,lala ma coloobo.
5-calaacal iyo caay yi waa rag ceebtii
6-Alle eray gef waa kaa keenaa kugumase
dhaafo
7-allow aqoon daro hanagu cadaabin,eexna hanagu cafin
8-iscajebin waa kufri hooyadii
9-dugsi maleh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane
10-qab-qab dhaafay baa qaran ku jabaa
11-garaawsiinyo waa gar badhkeed
12-walaalkaa maraga ku fur,magtana la bixi.
13-rag waa nin naag guursaday iyo nin naanaa kororsaday.
intaas ayaan ku soo koo bayaa maah maahaha.intaas waxaan ku darayaa oo aan jeclaan lahaa inaan idin xusuusiyo dhibaatada ay leedahay iyo nacaybka uu ilaahay necebyahay,hadalka xun ee sarbeebta ama dhego ku hadalka aad walaalkaa ama walaashaa ku tidhaahdaa.
taas waxaan ula jeedaa qofkastaa waa inuu bartaa sida naftiisa loo kaan taroolo,oo wanaaga loo baro.
koontaroolka nafta waxyaabaha lagu xakameeyo waxaa ka mid ah
1-inaad cibaado badan sameyso quraankana
akhrido maalin walba.
2-inaad ka dheeraato meelaha kaftanka xun iyo qabyaalada xun ee bulshadeena nolol maal meedkeedu ku saleysan yahay
3-Baro waxyaabo wanaagsan oo aad ku sheekeysid kuna kaftantid.
4-inaad sameysatid saaxiibo wanaagsan oo aad is fahmi kartaan,aqoon ahaana aad isu dhowdihiin.
5-inaad ka dheeraatid saaxiibadaada xun ee aan waxba ka xishoon
6-inaad mar walba xaqa is garabtaagto,ninka wanaaga ka hadlayana walaal ka dhigato
7-inaad maalin walba iyo habeen walba is xisaabisib oo dib u eegtid xumaan iyo samaan waxaaad sameysay
8-ixtiraamka dadka yar iyo weynba
9-ku dedaalka aqoon kororsiga iyo ku dhaqanka waxaad baratay
10-raadsashada risiq xalaala
waxyaabahaas iyo kuwo kale oo badan waxay kuu suurto gelinayaan inaad is bedesho,noloshaaduna qorshe lahaato.
qarsheynta waqtigu waa mid muhiima
saacad walba ama maalin walba waxaad caadeysataa inaad wax qorto,sida hurumarkaad sameysay,iyo waqtigii bilaa micno kaaga lumay.
dhamaanteenba ilaahay ha inoosahlo aakhiro iyo aduunba.kuwii wax kala maqla oo walaaloobana ilaahay ha inaga dhigo
ilaahbaan kugu dhaariyee ka tanaasula cayda xun ee qaaaaaaaaaabyaalada ku dhisan.
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa( Ey is cuneysaa waraabe iskama celiso).
markaa wax kastoodhaca yaan la ilaawin soomaalinimada iyo muslimnimada.dhamaanteen waxaan walaalowney markaan nidhi;Laa ilaaha ilalaahu muxamadu rasuululaa.
markaas caydii halkaasay ku dhamaatay
sidaas iyo nabadgelyo
ilaah baa weeyn oo waaxida
Post your comment