Home | Wararka Somali | Gaari Tikniko Ah Oo Ay Lahaayeen Maleeshiyaadka Isaaqa Oo Si Bareer ah Ugu Jiirsiiyeen Maxamed Cawil Gurey

Gaari Tikniko Ah Oo Ay Lahaayeen Maleeshiyaadka Isaaqa Oo Si Bareer ah Ugu Jiirsiiyeen Maxamed Cawil Gurey

Font size: Decrease font Enlarge font

wiil yar oo da,diisa lagu sheegay inta u dhexaysa 10-12 jir ayaa Mar dhawayd  gaari Tikniko ah oo ay leeyihiin Maleeshiyaadka Isaaqa  ku jiiray agagaarka laamiga wayn ee magaalada Laascaanood

Allaha Ha Una Xariistee Waxaa Lagu Magacaabi Jiray Maxamed Cawil Gurey Ayaa Markii Hore Dhaawaca Waxaa Loola Cararay Dhakhtarka Dhaawacaas Oo Ka soo gaaray Madaxa oo burburay Daqiiqado Kadib Inta Uusan Udhiman Dhaawaca

Wixii Ku soo Kordha Inshaa allaah Gadaal Baan Idinkala soo Socodsiin Doonaa

Comments (5 posted):

adan cade on 03 July, 2008 07:22:32
avatar
waa arin aad looga naxo,waxaan tacsi u direynaa dhamaanba dadkii uu wiilkani ka geeriyooday.samir iyo iimaana ilaahay ka siiyo.
hadaan cali sandule isaaq laaascaanood keeni lahayn wiilkaan gacan isaaq miyuu ku dhiman lahaa?
gadhlibaax on 03 July, 2008 07:43:45
avatar
war hadaad ilaahay taqaaan qabyaalada jooji.wiilkaan dhintay,ilaahii abuuray baa ugu tala galay inuu sidaas u dhintee
mar labaad waxaan kugu baraarujinayaa,dhulbahante iyo isaaq adayoodu iyagaa kawada xaalaya arintaan
shacab ahaan ha isku dambaabina,waxaad
ogaa taa hadaa cay ama eray qabyaaladi ku jito qorto oo laguu jawaabo laguna caao inaad adigu wixii dhacoo dhan dhabarka u ridaneysid.
halyey on 04 July, 2008 05:52:11
avatar
ka soo qoray maqaalkan qudhunka ah waa nin liita oo wax uu sheego waayey,beenaale dab huriye ah weeye
soo man on 07 July, 2008 02:40:31
avatar
war ninka warkan soo qorat waa dab shid beenale ah oo fidna wada waa in aan laga dhagaysan wara kan oo kale
jamc yare on 15 July, 2008 07:20:27
avatar
ninkani ru^n buu qore halyey isku sheeg jooji qabyaaladda

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Tags
No tags for this article
Rate this article
0
Casuura Community