Isaaqow Dhulbahante Waad Ka Biqi Jirteen, Laakiin Anigu Sandulle Baan Somaliland Kaga Dhigay
Laakiin maamulkayga anigu hadafkii hore waan ka baddalay, oo waad aragtaan in maamulka Somaliland maanta ka taliyo gobolka Sool. Inta yar ee gobolka Sool ka hadhsanna, runtii mar hore baanu gaadhi lahayn ee dadkii magaalada Laascaanood ka qaxay ee geedaha hoos yaalla baan u naxaynaa in aanu sii baro kicino mar labaad. Balse xidhidtaanka xuduuddu, waa marin aad noogu fudud, oo cid naga hortaagan ma jirto ama na hor istaagi karta.
Arinka labaad aan idin xasuusinayo waxa weeye muddo dheer ayaanu u samirnay madax dhaqameedka reer Sool, shirar badanna ugu baaqnay, odoyaal iyo guurti baarlaamanba aan u dirnay, ilaa 40 maalmood baanu Yagoori u fadhinay oon cidi nala hadlin, maantase raggii diidanaa wada-hadalka waxay hoos fadhiyaan geedo hoostood, iyagoo Laascaanod aroor hore iskaga baxay.
Haddaba Isaaqoow waxaan idiin sheegayaa ”Idinku Dhulbahante waad ka biqi jirteen, laakiin anigu Sandulle baan kaga dhigay Somaliland”, haddana waxaanu ku gudo jirnaa sidii aan dadka u dejin lahayn, si qunyar socod ah. Maamulkana aan ugu sii fidin lahayn, iyadoon wax gorgortan ah ama wax aanu kula heshiinay jirin, ee dadkiina dhinac ka raac lagu wadi doono.




del.icio.us
Digg
Comments (16 posted):
Waxay maanta dhulbahante naruuro ka dhiganayaan kuwii Puqland aaminsanaa, ina Riyaale ayaa Isaaq Barlamanka Somaliland ku yidhi anaa Geesi ah ee idinku Dhulbahante waad ka baqdaan:KKKKKK HaHaHaHaHa
Sheekooy Sheeko Sheeko Caruureed.
Maalintii ina Riyaale Laascaanood lagusoo xabadeeyey si waayeelnimo iyo Masuuliyadi ku jirto ayuu isu dajiyey muu odhan Laascaanood weerara iyadoo dadbadani yidhaahdeen Xoog hala isticmaalo.
Cabdilaahi Yuusuf wuxuu maalintaa ka yidhi BBCda Riyaale rag baa meesha u dhiibtay ee isaga la hadli mayno raga meesha u dhiibtay oo ah Isaaq ayaa hadal naga dhaxeeyaa, waa bahdilaad Qabiil oo uu leeyahay isaga reerkiisu Awood maleh!
adeer CabdiraxmaanTuur waxaa u tagay Garaad CabdiQani oo kabaryayey in aan SNM laascaanood gelin wuxuuna ilaahay hawnaxariistee G. Cabdiqani ugutagay Madaxdhaqameedyadii Isaaq oo ku shiraya Baligubadle oo uu heshiis iyo Waanwaan kula galay Beesha Isaaq iyo SNM sidaas ayey Laascaanood iyo Buuhoodle kaga badbaadeen SNM,SNM waxay Gacanta aakhirkii ku dhigtay Berbera, hargeysa,Burco, Boorame, Ceerigaabo iyo kuwa kaloo badan Laasacaanood shaah umay cabteen ee Garaadkiinaa Cabdiqani ayaa idin badbaadiyey mantana abaal uma hayo Dhulbahante oo ciil buu la dhintay.
Cigaal wuxuu xeerinayey Heshiisyadii beelaha Isaaq iyo Harti Waqooyi dagaal in aan arinta lagu xalina wuu waday ee dadkaa ehelka ahi isafgarasho iyo isusoo dhawaan iyo isqancin lagu dhameeyo, sida uu Beelaha Habaryoonis iyo Ciidagaleba u qanciyey ayuu dooneyey in Dhulbahantana u qanco,Cigaal geesi Waqooyi ka dhintay buu ahaa Nabad iyo Colaad labadaba wuu yaqaanay.
laakiin markii MJ yimi laaska ayaa xaajo murugtay, oo ay moodeen in Isaaq ama Somaliland ka awood yartahay, Riyaalana moodeen in aanu Taageero Milateri iyo Shacab haysan.
adeer Riyaale Isaaq iyo Dhulbahantaha reer Somaliland ayaa Xiniinyaha ku rakibay, miyaan Xargaga MJ dhiigiisa lagu dabaalan, adeer ina riyaale Cabdilaahi Yuusuf wuu ka aarsaday maanta Cabdilaahi wuu baryootamayaa oo wuxuu leeyahay Waqooyi iyo Koonfur haloo wada hadlo.
Garaadadiinii nabada diidanaa ee ergedii loo soo diray iyo Suldaanadaydii sharafta lahaa diiday in ay la hadlaanba, maanta dumarka qaxay ayeey Teendho ka dhex samaysteen oo waxaa haya Nafsi.
markaa adeer ina riyaale waa Power, cid jebin karta iyo cid u hanjabi kartaa midna ma jirto.
Xiniinyahaa reer sheekh Isaxaaq ku rakibeen ayaa ku xidhnaanaya hadii Xabad keliya lasoo ridana balantu waa Garoowe iyo Qardho in la qabsado.
qoraalka meesha lagu qoray inkastoo uu been yahay, haddana ninka qoray wuxuu muujiyey waxyaabo badan oo jira, oo waxa ku jira arimo badan oo xaqiraad ku ah nimanka qoray sida odayadii iswaali jiray oo geed hoos jiifa, markii laga adkaaday oo haddana maatidoodii loo naxariisanyo, inaanay ku hadhin cudud wax iska caabin karta iwm. lakiin iyagaa is buriyey oo marna sheegaya inay siyaasad nabadayna lagu waday marna leh waalanaga cabsanayey kkkkk.
suaashu haddaba waxay tahay haddii ay sheekada qabiil ka dhigeen sidii caadada u ahayd, ciidamadan awooda badan oo dulmaraya waa ayo? ma rayaalaa frontka hore ka dagaalama? jawaabta iyagaan u daayey.
mida kale bogaga ay wax ku qoraan wararka iyo dacaayadaha way kala xadaan. bal eega jidbaale intan koobigeedii ayuu qoray midna ma odhan kan kale ayaan ka soo xigtay.
ninkan meeshan waxkusoo qoraa wuxuu ku riyoodo habeenkii ayuu subaxdii soo geliyaa Webka.KKKKKKKKKKK
Cademuuse wuxuu isna yidhi maalinkii Garaadcabdqani geeriyooday Laascaanood weligeed Calanka Somaliland laga taagi maayo.
hadaba dhulooska Puntland may fahmin weli in aan Somaliland qabiil shaqeyneen ee Qaranimo loo gudbay.
waxaa igu Maqaala ah in Garaadsaleebaan iyo reekiisa Ugaadhyahan ay hada ku talo jiraan in ay Puntland iyo garoowe u guuraan, markaa Dhuloos 95% waa Somaliland eh Garaadsaleebaan iyo reerkiisu hawguuraan Garoowe.
beryahaan dambe waxaad caadeysateen inaad caydaan garaadada dhulbahante ku nool iyo kuwo dhintayba.
qofka binii aadamka ah haduu dhinto waxba lagama sheego,waayo camalkiisii wuu dhamaadey,xumaan iyo samaanba.
dhibaatada idin haaysataa waxaa weeye
in hadii qof wax ku qoro webkan,aad soo futa xatdanasaan dhamaantiin.idinkoon hubsan qofka waxan qorey ciduu yahay.
qof isaaqa baa wuxuu doono ku qori kara
meeshatan.xumaan iyo qabyaalada tacasubka ah ee aad dhulbahante ku hatsaana,meel idingaarsiin mayso.
hadaad dib u yara eegtaan bogan oo keliya waxaa wax ku qorey lix qof lixduba waxay difaacayaan isaaq iyo dhulbahantaha xulufada la ah.
qof dhulbahante ah oo idiin jawaabeyna ma jiro,
waxaan la socdaa in waxyaabo tiro badan oo idinka cadheysiiya lagu qoro halkan
laakiin ninka webkan leh ama raga qorey
ciwaanadii,kondhomka,falaashaha,iyo kan bogan ku qoran aad baad ugu caytanteen.
anigu waxaan ahay dhulbahante isaaqna waxaan u arkaa umad walaalahay ah qof isaaq ahi haduu idhibaateeyona isaagaan iska celinayaa,carabkayguna gaadhimaayo umadweynta isaaq.
waxa laysku hayaa waa siyaasad siyaasaduna maalinba waa meel.
waxaan jeclaan lahaa inaan idiin sheego qiso
dhacday 1988kii waagii dagaaladii waqooyi,qisadu waxay ka dhacday magaalaada jidda eedalka sacuudiga.
waxaad lasocotaan in dowladii siyaad bare
ay safaaradeheeda dibadu xataa cabudhin jirtey shacabka dibada ku nool ee qabiiladooda ay dowlada isku kacsanaayeen.
haddaba waxaa dhacday in qunsuliyadii
jidda ay nin isaaqa oo habaryoonisa u diideyin baasaboorkiisa loo cusbooneysiiyo.ninkiina uu mudo dheer
kadaba wareegey in baasaboorka la siiyo.loogase dhaartey,anigu waxaan ka mid ahaa dhalinyaro meesha ku sheekeysata oo cid walba leh.
sheekadii ninka iyo qunsuliyada dhexmartay ayaa banaanka u soo baxday
arintii waxay gaadhey soomaalidii meelaha ka aga dhoweyd oo dhan
haddaba dhulbahante ahaan waxaanu aad uga xumaany arintii ninka.
shirdeg degana waanu galnay.waxaan go'aan sanay in qunsulka lala haddlo,qunsulkiina waa nagu gacan saydhey.markay halkaas mareyso,aniga iyo dhalinyaro aan is xigno waxaan go'aansanay inaan qunsuliyada xoog ku galo,naftayadana u hurno muwaadinka soomaaliyeed ee xaqiisa loodiidey.
goor subaxa baan weerar lama filaana ku qaadnay qunsuliyadii,weerarkaas oo aanu ka bilownay qunsulka iyo nimankii ilaalada u ahaa. dagaal aad u qadhaadh ka did waxaan ku guuleysanay inaan
qunsulkii gacanta ku dhigno taygiisiina cunaha kaga ciijinay uuna dhimasho ku dhowaadey isagoo ku dhawaaqaya war isiidaaya waxaad dooneysaan waan idiin yeelayaaye.waxaanu u sheegnay in aano dooneyno baasaboorkii muwaadinkaas.aadna naga balan qaadid inaadan qof dambe oo soomaaliyeed baasaboor ama wax kasta oo uu xaq u leeyahay u diidin,taasna waa ku dhaartay inuu sameeyo. baasaboorkiina gacantuu naga saaray.
anigu waxaan ahaa ninkii arintaa bilowgeeda iyo dhamaad keedaba abaabulkeeda lahaa,ninkaas miskiinka ahna walaahi inaanan aqoon gaara ulahayn,maalin uun baa nin dhulbahante ahi kor iga tusay,xitaa weligayo ma wada hadlin,ka hor intaanan baasaboorkiisa u soocelin.markaan baasaboorkiisii oo dhan u keenayna
waxaa ka soo hadhay yaab iyo ama kaag.waxaase ka sii darnay markaan uga sheekeeyey sidaan baasaboorka ku soo celiyey.dad tiro badan baa ilaa iyo hada arintaan rumeysan waayey.
sababtoo ah waxay la yaabeen sida aniga iyo saddex wiil oo kale qunsuliyad dhan u weeraray uguna guuleysaney.
hadaba walaalkayow waxaa nasaacidey xaqa iyo wanaaga aan ku tala galnay inaan ku dhimano.ilaahayna waa noo fududeeyey,waana ku guuleysaney.walaalkayona waa noo shugri aqay
afartayadii nin ee qun suliysda
weerarayna magacyadayadii waxaa loo gudbiyey booliiska sacuudiga iyo soomaaliyaba.waxaanuna wadanka sacuudiga ka noqonay wanted.ninka baasaboorka loodiideyna wuxuu ka mid ahaa gudisa SNMTA ee jidda.taasbaana dowladu ku colaadineysey.
hadaba ilaahay uun baan abaal marinta arintan u sheeganaynaa.
ogow markaan arintaan sameeyey isaaq oo markaas ku dagaalamayey magaca SNM iyo qabiilada dhulbahante ee furinta degan oo aan ka soo jeedo waxaa dhex marayey
dagaalo maalin waba lagu hoobanayey.
maalin walbana waxaa naloo soo sheegayey
dhimasho iyo dhaawac joogto ah
hadaba aniga iyo dhalin yaradaas kale waxaa nagala weynaadey soomaalinimad,walaaltinimada iyo wada dhalashada.
doqontuna waxay moodaa meeshii lagu dagaalamo in lagu kala tegayo.
hadaba qoraalkeygu wuxuu ku saleysna
in marka qof cay qoro inaan sharafta iyo gobanimada la hilmaamin,dad aan waxba geysana nacalad dusha looga tuurin
isku daya inaad si caadiya oo aan qabyaaladi ka muuqan aad rayigaaga u dhiibato.ninka ciwaanadan qorayna isagaa ka masuula ee toos ugu qara.
laakii dhulbahante mid idin raacsan iyo mid idin diidanba waa uun kiisii.
hadalkayga waxaan ku soo geba gebeynayaa
inaynaan noqon libaax dhaawaca nin iyo naag ma kala garto.oo aynaan ku hadlin wax walba,wax kastoo colaad hurunayana aan ka dheeraano.kuna fekerno dadka soomaaliyeed meeshay doonaanba ha ku noo laadeene inaynu dhexdhigno isjecayl iyo is ixtiraam.laakiin dhalin yaradeenii wadanka u soo korayey hadaynu qabyaalada ku indha beelno.walaahi inaynaan weligeen meel gaareyn
wa bilaahi towfiiq
midbaanse meeshan la yaabay sidaynu isu naqaano ee Isaaq iyo dhulbahante waxisugu yihiin ayaad ka garataa ceebaha aynu soo faaqfaaqayno.
waxaan aad ula fajacay Gantaalaha uu soo riday ninkaa Xalxalis la baxay oon u malaynaayo in uu Habaryoonis yahay waayo xalxalis Habaryoonis baa dagta, waanin xanaaqay oo Dhulbahantana yaqaana.
markaa abtiyaal aynu cayda iska dhaafno Dhulbahantena hajoojiyo aflagaadada isaaqna dee hadaad si fiican ula kaftantaan jawaab xumi idiinka iman mayso.
intaa kabacdi anigu waxaan ahay qolyaha dhulbahante ee Xaga Somaliland kasoo jeeda,waana Mabda aan aaminsanahay ee maaha jacayl aan u hayo iidoor.
waxaanse odhan lahaa qolyaha iidoor hadal aan caadifad qabiil ku jirin oo laakiin run ah.
hadaan cududa dhulbahante Somaliland taageerin oo dhulbahante xoogiisu taageerin wey adkaan lahayd in Somaliland laaska ka taliso.
dabcan wey jiraan qaar puntland aaminsan laakiin dhulbahantaha sool quwadiisu waxay u janjeedhsatay Somaliland,taasina waxay ku timi is afgarasho ee xabad kumay iman.
anigu waxaan ku dhashay Laaska oo waalidkay ku nool yihiin ilaa imika, somaliland ayaa u fiican laascaanood ana markaan madaarka Berbera ka dagay waxaa laygu yidhi welcome Home markaa saaxiibayaal iidooroow nin puntland oo dhulbahante ah hala caytamina.
dadka dhuloos majooratiguusu xaqiiqada wey og yihiine.
arkidoontaaye.
shacabka isaaq ee walaaltinimadu naga dhexeysona walaadan afka iigu gelineyn.
sheekada aan halkaan ku qoreyna adiga iyo waxkulamida inay ka faaloodaan uguma tala gelin.berberaawi iyo raga lamidka ah iyo cidkastoo ka caafimaad qabta cudurada qalbigaaga iyo maskaxdaada naafeeyey sababayna inaad shirka la timaado wasakhda qadhmuunka intaas le' eki ka soo ka rayo.
hadaba wax kastood ku hadashoba weli waxaan kuu arkaa qof soomaaliyeed oo qaaxo qaba,markaas ilaahay ha ku daaweeyo.waxaan jeclaan lahaa inaan wejigaaga arko sida uu noqdo marka aad akhriso qoraalkeyga.
maxaanse kaaga daalaa in badan baan adigoo kale soo arkayaye
adiga iyo nooca kula midka ahi cidaydoonaan ha ku abtirsadeene daawo maleh.afar iyo labaatanka saacna sheydaan baa ku shaqeysanaya.waxaa hada aad ku hada shay oo dhana isagaa kaa yeedh siiyey.hadaba nacasyohow ninka iska fuji oo isdaba qabo wuu ku yeeshaye.
khayr baan kuu rajeynayaa iyo in ilaahay ku soo ha nuuniyo.
waxaan umaleynayaa inaad caafimaadi lahayd,haday mar qudha in dhahaagu arki lahaayeen dhulbahante iyo isaaq oo israacay,soomaaliland na la aqoonsado.
ilaahay waxaad jeceshahay ha kuu sahlo helidooda.
hadaba ninka la magac baxay xaarweyne u jawaabe oo si aada u caytamay,kuna raftay beesha dhu bahante isagoo ku mar marsiinyoonaya ninka qorey sheeka sacuudiga ka dhacay.aniga ra;yigeyga ninkaasi wax cay ah oo qoraalkiisa ka muuqda ma arag.
waxaana odhan lahaa in aaynu akhrino qoraalkasta inta aynaan ka jawaabin,hadii kale waxaynu qoreynaa waxyaabo aan meedhaan in looga hadlo aan ku habooneyn.
hadaba xaar weyne u jawaabe waan odhan lahaa war cayda dhulbahanteiyo garaadadiisu jaabin dusha lagaa saaray maaha ee iska jooji.ninka aad caydayna waa walaalkaa ee raali geli.
waanada guud ee uu ku siiyeyna qaado
qoraaladaadana qabyaalada ka daa.
Waxaad beenisay wax aadan ogeyn. Ma waxaad aaminsantahay in aanay suurtagal ahayn in dad dhulbahante ahi ay u dagaalamaan qof Isaaqa oo la dulmiyey? Haddaad siddaa aaminsantahay waad war ladahay ama adigaaba ah qof aan fiicnayn. Qofka nacaska ahi ma oga mana rumayn karo inuu qof fiicani jiro.
Dhiigaad i dhaqaajisay markaad abtiyaashay sidaas tidhi. Way jirtay inay abtiyaashay is laayeen dalkaad difaacaysaan si daacadnimo ah laakiin amakaag bay ku noqon jirtay waanay ka hor iman jireen markay arkaan Isaaq layska dulmayo sidii xasuuqii xeebta JASIIRA.
Post your comment