Home | Wararka Somali | Magaalada Hargaysa Oo Xabadu Ka Socoto. Dhaawaca Iyo Dhimashadana Aan Tiro Sax ah Laga Hayn.

Magaalada Hargaysa Oo Xabadu Ka Socoto. Dhaawaca Iyo Dhimashadana Aan Tiro Sax ah Laga Hayn.

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka bilowday  mudaharaad isu rogay xabad ka dib markii dadweynaha qaybo xaafadaha Hargeysa ka mid ah ay is hortaageen Riig ceelasha lagu qudo oo maamulku  waday in Boorame loo diro.

 

Riiga oo maamulka ka arimiya hargaysa uu gaar u lee yahay , ayaa hawl ceel qodaal ah ka wadey magaalada Hargeysa.

Riigga  ayaa la sheegay inuu shalay galabtii si lama filaan ah qalabkiisii ugala soo guuray kobtii uu ceelka ka qodayey oo aan hargaysa sidaa uga fogayn, riigana loo raray xagaas iyo Boorame.


Xilligan lagu jiro ayaa wali xabbadu ka socotaa magaalada gudeheeda lamana garanayo khasaaraha dhimasho iyo dhaawaca ee  xiisadan colaada isu rogtay keentay. Wixii war ah ee ka soo kordhana waxaad kala soconaysaan casuura

Comments (0 posted):

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Tags
No tags for this article
Rate this article
0
Casuura Community