Home | Wararka Somali | Magaalada Hargaysa Oo Xabadu Ka Socoto. Dhaawaca Iyo Dhimashadana Aan Tiro Sax ah Laga Hayn.

Magaalada Hargaysa Oo Xabadu Ka Socoto. Dhaawaca Iyo Dhimashadana Aan Tiro Sax ah Laga Hayn.

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka bilowday  mudaharaad isu rogay xabad ka dib markii dadweynaha qaybo xaafadaha Hargeysa ka mid ah ay is hortaageen Riig ceelasha lagu qudo oo maamulku  waday in Boorame loo diro.

 

Riiga oo maamulka ka arimiya hargaysa uu gaar u lee yahay , ayaa hawl ceel qodaal ah ka wadey magaalada Hargeysa.

Riigga  ayaa la sheegay inuu shalay galabtii si lama filaan ah qalabkiisii ugala soo guuray kobtii uu ceelka ka qodayey oo aan hargaysa sidaa uga fogayn, riigana loo raray xagaas iyo Boorame.


Xilligan lagu jiro ayaa wali xabbadu ka socotaa magaalada gudeheeda lamana garanayo khasaaraha dhimasho iyo dhaawaca ee  xiisadan colaada isu rogtay keentay. Wixii war ah ee ka soo kordhana waxaad kala soconaysaan casuura

Comments (5 posted):

Tukaraq on 07 July, 2008 07:50:08
avatar
Hargeysaa ciyaal bilayska shiideen,qofna ku dhintay afarna dhaawacmeen ayaad nooga dhigaysaan war aad u weyn iyo dagaalkii 3aad ee aduunka.
adeer iidoorku markuu qayilo wuu isshiidaaye,goormaa Falaagada Dhulbahnte iyo Iidoor Laascaanood laga saarayaa.
warkan maalayacniga ah waxaa soo qoray Jidbaale oo xikmadii ka dhamaatay.
gadhlibaax on 08 July, 2008 01:10:07
avatar
NO news is good news
war la'aani waa war wanaagsan.
waxaa halkaan iiga muuqata in dhulkii iyo dadkiiba nabdoonyihiin.caydii iyo af xumadiina aynu ka yara nasanay intaasuba waa wax dhan.
maantana waxaan inoo soo diyaariyey
todobada biri-ma-geydo;

Dumarkiyo caruurtiyo lama dilo duqeytida
Deriskaaga kula yaal iyo magantaada lama dilo
culumaa'udiinkiyo salaadiinta lama dilo Dalxiiska kuuyimaadiyo martidaada lama dilo
Daaw-mareenkiyo dunji xididada lama dilo
Ninka deeqda kuu sida ee kuu dedaala lama dilo
Suxufiga wardoonkiyo dhaqaatiirta lama dilo
Digtoorada aqoontiyo abwaaniinta lama dilo

------------- ----------------
Safar alle ninkii dhacay
nin saqiire gowracay
sixirow kitaab gaab
saddexdaas inkaar qabe
samaan kuma dambeeyaan.
Ereyadan oo dhan soomaalaay waxay ina tusaaleynayaan dhibaatada dadk sharka iyo xumaanta ka shaqeeyaa ay muteysan doonaan.
sidaas iyo kala faa;iideysi wanaagsan
inkastoo aan xigmadguurka walaalahayga soomaaliyeed la qabo hadana waxaan isku deyayaa inaan inaga war wareejiyo caydii
foosha xumayd ee aynu wada garaneyno.
wa bilaahi towfiiq
DAbcasar on 09 July, 2008 05:34:46
avatar
haa sax hergeisa waa cadi waa la iska qayilaa in kastoo maalmahan uu qaadkii aniga ii gooayay dhalinyarta mudaharaday way sax san yihiin waayo ina riyaale waa tuug qabyaaladayste ah oo doonayo inuu na xado hantidii wadnkana wuu xaday kuli.. naagtiisana waa tuugad af baladhan oo samroona oo xuna xuna dhalay ka yeli mayno inay siday doonaan yeelaan .....guul isaaq guul sacad muuse ... guul habar jeclo guul ciidagale guul dhulabahnate....
curado loo soo gelyoo kaygiina kab baa ka luntay on 10 July, 2008 01:51:44
avatar
hartigu laascaanood bay laqaylinayeene,laasqoreyna soow lagama qabsan.rayaale magaalooyinka xarafka L ka biloowda ayaa sixirku u qabtay.oo falalowyadiisu waxay u sheegeen in uu sahal u qabsandoono.magaalooyinkaas.

majeerteenku warsangeli iyo dhulbahante wuxuu ugu sheekeeyn jirey anagaa idin difaaceyna.markii laascaanood laqabsadayna wuxuu ku waa shay war MIDHAA WAA BEEN
hadda markii laas qorey laqabsadayna,garoowaa ku xiga.
Arintu waa orgigii riyuhu ku yiraahdeen orgiyow waan baqaynaa ee ku yiri riyow dhibaatada iyo cida badan inaga daaya oo
gadhkayga iyo geeskayga ku daaqa.habeenkii markuu madoobaadeyna ku yidhi giiroow dabadaa i giigiileh.
ninkii tashan waaya waa lootashan.
condom on 10 July, 2008 01:57:35
avatar
maalmahaan casuura waa cabsaday,mise wuxuu qoruu garan waayey.
mise wuxuu goobayaa wuxuun isaaq ku saabsan.
yaa warar cajiiba qorey.bal wuxuun soo qor dadkii halkan ku caytami jirey af kaa biyuhu dhacayaane

Post your comment comment

Please enter the code you see in the image:

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Tags
No tags for this article
Rate this article
0
Casuura Community