Home | Wararka Somali

Wararka Somali

Xoogaga la dagaalama dowladda KMG ah oo la wareegay gacan ku heynta degmada Wanla weyn ee G/Sh/Hoose.

Maanta ayaa xoogaga kula dagaalama dowladda KMG ah gudaha Somalia la wareegeen gacan ku heynta maamulka degmada Wanla weyn ee gobolka Sh/Hoose, iyadoo aan jirin
Full story

Maleysia oo shaaca ka qaaday in si xoog ku soo furan doonto Marka afduub looga heysto xeebaha Somalia

Ra'iisal Wasaare ku xigeenka dowladda Maleysia, Najib Razak oo maanta u waramayey saxaafadda ayaa sheegay in dowladdiisu si xoog ah ku soo furan doonto marka ...
Full story

Dagaal xoogan oo ka dhacay deg. Bardaale oo "lagu gubay gaari Ural oo ciidamada Ethiopia ay lee yihiin

Maanta ayaa dagaal aad u xoogan ku dhex maray ciidamada Ethiopia iyo xoogaga hubeysan ee la dagaalama inta u dhaxeysa degmada Bardaale iyo Luug ee ...
Full story
image

Roobab mahiigaan oo ka da'ay Muqdisho iyo Nawaaxigeeda.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya iyo duleedyadeeda ayaa xalay iyo maanta  waxaa ka da'ayay Roob lagu qabowsaday, iyadoo weliba ay dadka ku jiraan Bisha ...
Full story

Wasiir ka tirsan DF oo sheegay inay isku qaban qaabinayaan qabsashada Kismaayo

C/risaaq Ashkir Cabdi Wasiirka Dib u heshiisiinta DFoo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in Dowladda Federaalka ay gacanta ku dhigi ...
Full story

La taliyaha dhanka Siyaasada Madaxweyne Yuusuf oo ka hadlay qabsashadii Kismaayo

Yuusuf Cumar Azhari oo ah la taliyaha dhanka siyaasada ee Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo wareysi siiyay BBC-da ayaa ka hadlay dagaalkii dhawaan lagu qabsaday ...
Full story
Log in
Featured author
Casuura Community